Siyaasi Maxamed Iidle oo ka hadlay Xiisadda Ceel-Afweyn iyo Dedaallo loogu jiro Soo-afjariddeeda oo Odayaasha iyo Wax-garadka labada dhinac hormood ka yihiin
Hargeysa (OWN)- Siyaasi Maxamed Iidle Cabdulleh oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Ceel-Afweyn, ayaa bogaadiyey horumarka loogu tallaabsaday dhinaca wada-xaajoodka lagu soo af-jarayo Xiisadda colaadeed ee ka aloosan deegaanka Ceel-Afweyn, kaas oo ay u ballameen inay is-horfadhiistaan wixii khilaaf ah ee jirana wada-hadallo lagu dhammeystiro Odayaasha iyo Waxgaradka labada beelood ee deegaankaas.
Faahfaahinta Warkan kaga Bogo Muuqaalka Hoose