Wasaarada Warfaafinta oo Ka Hadashay Ganaxa ay saartay MMTV

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL ayaa iyadoo dhawraysa waajibaadkeeda shaqo ee xeerarka dalku siiyeen waxay ganaax lacageed ku amartay Telefishanka MMTv oo aan dhammaystiran sharciyadiisa diwaangalineed ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL.

Telefishanka MMTv ayaa la duldhigay ganaax lacageed oo dhan 10 Kun oo dollar kaasi oo maray sharciyadii ku waajibisay isla markaana shubay lacagtaa ganaaxa. Wasaaradda Warfaafintuna way uga mahadcelinaysaa Telefishanka MMTV.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker