Daawo:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galay Kulan Soo Dhaweyn Ah Oo Ay U Sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Talyaaniga.

ROME-(OWN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo  bookhasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa ka qeyb galay kulan soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Talyaaniga.

Kulanka oo ay hadallo ka jeediyeen xubno ka mid ah Jaaliyadda ayay uga hadleen sida ay ugu han weyn yihiin dadaallada horu socodka ah ee ay haatan ku tallaabsanayso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker