Gaza:UNICEF oo ku baaqday in ‘caruurta dartooda’ xabad joojin loo sameeyo

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ayaa ka digtay in qaar ka mid ah dadka ku nool Marinka Gaza ay ku qasbanaan doonaan inay cabbaan biyo wasakheysan, iyadoo dhulkaasi uu ka dhammaaday biyahii nadiifka ahaa ee ay cabbi jireen.

Afhayeen u hadlay UNICEF oo ku sugan magaalada Jerusalem, Jonathan Crikx, ayaa BBC u sheegay in biyaha aan la daweynin ay faafin karaan cudurrada ka dhasha biyaha.

Mr Crikx waxa uu ku baaqay xabbad joojin degdeg ah ‘ carruurta dartoodna u joojiyaan’ waa sida uu hadalka u dhigaye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker