Hooyo Noqotay Qofkii ugu horreeyay ee UK Xabsi ku mutaysata Gudniinka fircooniga ah.

Hooyo 37 jir ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee waddanka UK xabsi ku mutaysta gudniinka fircooniga ah.

Haweeneyda oo u dhalatay dalka Uganda ayaa sanadkii 2017 gurigeeda oo ku yaal bariga London ku gudday gabar ay dhashay oo saddex jir ah.

Waxaa lagu xukumay 11 sano oo xabsi ah gudniinka awgii iyo laba sano oo dheeraad ah oo ay ku mutaysatay sawirro anshax xummo ah oo ay haysatay.

Garsooraha xukunka ridday ayaa gudniinka fircooniga ah ku tilmaamtay “dembi arxan darro ah oo meel ka dhac ku ah carruurta”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker