12 Suxufi oo Hada la sii dayaay iyo tiro kale oo xidhan

12 Suxufi oo Hada la sii dayaay

Hargeysa(OWN) Xukumadda Somaliland ayaa Hada sii daysay 12 wariye oo ka mida 15 suxufi oo dhawaan xukumadda Somaliland Xabsiga ku riday.

Wariyaashan maanta dib u helay Xoriyadooda ayaa ka ah

Xasan galaydh

Caydaruurs maxmaed

Axmed yusuf

Khalid aleeli

Maxmed Suldaan

Mustafe maxmed

Ayaanle Buuni

Cabdifataax maxmed

Axmed Nuur Samraawi

Axmed Shimaali

Xuseen abees

Maxamed Jamal Jirde

Waxana ilaa hada xidhan oo an xoriyadoodi dib u helin Wariyaasha kala ah.

Maxmed Ili

Cabdijibaan Maxmed

Cabdiraxmaan khaliif

Wariyaasha la sii dayaay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin in wariyayaal asxsbtoodi ay xidhan yihiin soo dayntooduna macna u samaynaayn

Wariyayaashan ayaa la xidhay dhawaan .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker