Shirkadda Flay y DUBAI oo dib u bilawday Duulimaadyadeedii Hargaysa Dubai

Shirkadda Fly Dubai ayaa dib u bilaawday Duulimaayadeedii ay ugu kala Gooshi jirtay Wadamada Imaaraatka Carabta iyo Somaliland ama Magaalooyinka Hargaysa /Dubai
Warkan oo ah mid si rasmi ah uga soo baxay Maamulka shirkadda ayaa lagu sheegay in ay shirkaddu dib u bilaabayso duulimaadyadeedii ay ku tegi jirtay Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker