Askari Toogatay Wariye Ku Sugan KM4
Xabad uu riday askari katirsan Booliska Soomaaliya ayaa hadda haleeshay wariye ku sugnaa KM4, xilli uu tabinayay warka ku saabsan soo afjaridda weerarka Xayat