Dalalka Ay kasoo Kala Jeedaan Dadkii Ku Geeriyooday Diyaaradda Itoobiya Ee dhacday

Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa xaqiijisay inay wada geeriyoodeen dhammaan dadkii saarnaa Diyaaradii saaka ku burburtay meel ku dhaw Degmada Bishoftu oo 47-KM dhanka Bari kaga aadan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

 

Diyaaradan oo ka soo duushay Magaalada Addis Ababa ayaa ku sii jeeday Magaalada Nairobi, waxaana saarnaa 149 qof oo rakaab ahaa iyo 8 ka mid ahaa shaqaalaha Diyaarada.

 

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayaa la sheegay inay la socdeen Rakaab oo ka soo kala jeeda 35 wadan oo kala ah:-

32 Kenyan
18 Reer Canada
9 Itoobiyaan
8 Shiinees
8 Talyaani
8 Ameerikaan
7 Faransiis
7 Ingiriis
6 Masaari
5 Jarmal ah
1 baasaboor Qaramada Midoobay watay
4 Hindi
4 Slovakia
3 Australia
3 Ruush
3 Sweden

2 Spain
2 Poland
1 Indonesia
1 Ireland
1 Rwanda
1 Sucuudiga
1 Somalia
1 Serbia
1 Nepal
1 Nigeria

2 Morokaan
2 Israaiiliyiin
1 Biljim
1 Ugandhiis
1 Yemeni
1 Sudaniis
1 Togo
1 Muzambiik
1 Norway

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker