Somaliland: Xukuumadda oo loogu baaqay inay Xidhiidh la furtay Dalka Israa’iil

 

Hargeysa (OWN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumada Somalilandb u soo jeediyey inay Xidhiidh La Samayso Dalka Israa’iil si suuq loogu helo wax-soo-saarka dalka oo dhoofka Xoolaha Nooli ugu weyn yihiin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker