Madaxweyne Biden Oo khudbad Uu jeediyay Eedeeyey Madaxweynihii hore Trump Rabshadihii dhacay 2021

Dalkan Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa sanad-guurrada 1aad ee weerarkii taageerayashii madaxweynihii hore Donald Trump ay gudaha ugu galeen xarunta Congress-ka Maraykanka, iyada oo Madaxweyne Joe Biden iyo sharci-dajiyayaashu ay xusayaan.

Biden ayaa khudbad uu dadka Maraykanka u jeediyay wuxuu madaxweynihii hore Trump ku eedeeyay inuu isagu ka danbeeyay rabshadihii dhacay sannadkii hore.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker