Madaxweyne Farmaajo Oo khudbad ka jeediyay kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maanta la hadlay Golaha Shacabka isaga oo uga warramayay geeddi socodka arrimaha doorashooyinka dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraaday ka hadalka xilliyadii kala duwanaa ee laga soo maray wadahadallada dowladda iyo maamul goboleedyada sidii dalka looga hirgelin lahaa doorasho heshiis lagu wadayahay.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker