Somaliland halaga xoreeyo afku dhiiglayaasha

Ma garan karo sababta xukuumada somaliland iyo laamaha amnigu indhaha uga qarsanayaan shaqsiyaadka ka soo shidaal qaatay muqdisho iyo xukuumada farmaajo

waxaa jira siyaasiyiin somaliland hore dhexdeeda isugu makalay oo curado badan mahalako iyo qabyaalad dagaal ku geliyey oo xabadi leeftay maantana wuxuu ku dhintay iyo wuxuu wax ku dilay midna aan garanayn

ujeedada uu ka lahaana ay ahayd inuu dhiigooda huteelo dhaadheer iyo darajo ku doonto.iyagoo xamar dhiiga dhalinyartaa kuraasi ku helay iyo dhaqaalo badan

kuwiibaa maantana dhiilasha u soo dhaansaday maadama dhiigiii hore dhaqaalihii ay ku heleen ka dhamaaday ama gabaabsi ka noqday

maantana waxay si cad olole uga wadaan somaliland dhexdeeda iyagoo habeenkiina xidha shaadh qabiil maalintiina xidha shaadh xisbi

dhagarahaa daadsan ilaa villa somalia ilaa hargaysa ma garan karo waxa ay bulshada reer somaliland isaga qaban weydey ,

Waxay maalin iyo habeen xukuumada iyo laamaha ammaanka oo arkaya u hurinayaan colaado sokeeye

hadayse xukuumadii waajibku ka saaraa nabad gelyada ay indhaha ka qarsanayso miyaanay waajib ahayn in shacbi ahaan layska qabto

belaayo hor la qabto ayay leedahay ee dabo la qabto ma leh waar maanta ayaynu nabad haysanaa

waa in layska qabtaa kuwaa

  1. ismail buubaa iyo shaqsiyaad hebelo loo garanayo una jooga somaliland inay ka fuliyaan siyaasadaha villa somalia

    hagardaamada huteelada habeenkii loogu shirinayo dhalinyarta ee waxaan jirin loogu shir qabanayo

  2. Ninka ka damiirkiisu siinayo isagoo hargaysa jooga inuu yidhaahdo kuwii shacbigaa xalaasha ah ee reer somaliland xasuuqayb wuu ku sax san yahay farmaajo , billah caleek kaasi berina wax kaluu inooga dhex oloayn karaayeye haday xukuumadii qaban weydey aan iska qabano.

 

 

Ali Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker