Wiil uu adeer u yahay John F. Kennedy oo Biden la tartamaya

Wiil uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee Mareykanka John F. Kennedy ayaa u tartamaya xilka madaxweynaha.

Robert F. Kennedy Junior, oo aabbihiis la dilay intii uu waday tartan uu ugu jiray Aqalka Cad sanadkii 1968-kii, ayaa loo arkaa in uusan hanan doonin guusha inuu noqdo musharraxa xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada soo socota inkastoo ay qoyskiisu magac ku leeyihiin siyaasadda Mareykanka islamarkaana uu haysto taageero marka loo eego ra’yi aruurinnada doorashada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker