Taageerayaasha Imran Khan oo isugu soo baxay dalka Pakistan

Kumanaan qof oo ah taageerayaasha rai’sal wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan, ayaa waxay isku soo baxay.

Waxey ku biireen dibad bax uu hoggaaminayo oo muddo hal isbuuc ah ka socon doona, inta u dhaxeysa magaalada Lahore ilaa iyo magaaladda caasimadda ah ee Islamabad.

Mudaaharaadyadkan ayaa lagu dalbanaya in doorashada waqtigeeda laga soo hormariyo.

Mar uu taageerayaashiisa kula hadlayay magaalada Lahore, Khan, ayaa labo sarkaal oo millatari ah ku eedeeyay inay jirdileen nin ka tirsan xisbigiisa.

Ha yeeshee dowladda ayaa iska fogeysay eedeymahaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker