Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiiladda JSL Oo Lagu Ansixiyey Ajen-ddaha Kal-fadhiga 1-aad Ee Baarlamaanka Cusub

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiiladda Somaliland, Ayey Xildhibaannaddu Cod Aqlabiyadda Ah Ku Ansixiyeen Ajen-ddaha Kal-fadhiga 1-aad Ee Aqalka Shacabku Ku Shaqeyn Doonaan Hadduu Alle yidhaahdo.
Fadhigan Oo Uu Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Ayey Sidoo kale Xildhibaannaddu Dood Adag Kaga Yeesheen Xeer Hoo-saadka Golaha Wakiiladda Ee Somaliland Yeelan Doonno
Ila Waddaag Qaabkii Uu Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiiladda Somaliland U Dhacay Iyo Guddoomiye KHALIIF Oo Codeynta, Kadib Shaacinaya Natiijaddii Ansixinta Ajen-ddaha Kal-fadhiga 1-aad Ee Golaha Wakiiladda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker