Dagaal culus ayaa ka bilaabmay Aaga Warshadaha ee magaalada Mariupol ee dalka Yukrayn

Dagaal culus ayaa ka bilaabmay Aaga Warshadaha ee magaalada Mariupol ee dalka Yukrayn, sida uu xaqiijiyay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Yukrayn.

Mariupol waxa ku dhuumaalaysanaya illaa 2,000 oo askari oo Reer Yukrayn ah kuwaas oo diiday in ay isku dhiibaan ciidamada Ruushka.

Saddex maalmood oo xabbadjoojin ah ayuu Ruushku ku dhawaaqay si dadka shacabka ah looga saaro aaga.

Wadamada Yurub waxay isku khilaafeen cuno qabataynta cusub ee gaasta Ruushka.

Dhanka bari, weli dagaalka ayaa ka socda Donbas iyadoo Ruushku uu guulo ka gaadhay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker