Meher Wacan oo Wanaagsan JAAMAC iyo MAAN-UROON

Hanbalyo Hanbalyo Meher wacan

Halkan waxa Hanbalyo iyo bogaadin Reer Manchester UK iyo Reer Cardiff UK ugu dirayaan  Reer Cabdiraxmaan Jaamac Nuur IYO Reer Saleebaan Kaahin (Kaahin raamoole) iyo Reer Khaliif Xaaji-Dirrir Xirsi iyo dhamaan eheladooda, qaraabadooda iyo asxaabtoodaba, Meherkii wacnaa ee wanaaga iyo sharafta lahaa ee u dhacay

Mudane JAAMAC KHALIIF XAAJI-DIRRIR XIRSI iyo

Marwo MAAN-UROON CABDIRAXMAAN JAAMAC NUUR ee ka dhacay Sabti 13-07-2019 magaalada Manchester ee UK.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay ka yeelo qoyskii dhismee dhaqma, reerkii lagu nastee lagu nagaado iyo kuwii cisi, sharaf, xurmo, xaqdhowr iyo kalgacal kuwada noolaada.

Wada jiree nabad gala Weyne idinka yeel Aamiin. Wiil iyo Caano

btroz

Fuad Fartaag

Fartaagmuwaadin@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker