Muhaajiriin Afganistan u dhashay oo lagu qafaashay laguna jirdila xadka Iran iyo Turkiga

Dada u dashay Afgaanistaan oo ​​ka baxsanaya kooxda Taliban ayaa waxaa afduub iyo jirdil u geysta kooxo burcad ah xilli ay isku dayayaan in ay ka gudbaan xadka u dhaxeeya Iran iyo Turkiga iyaga oo ku sii jeeda Yurub, sida lagu ogaaday baaritaan ay sameysay BBC.

Kooxahan ayaa markaasi u soo dira muuqaallo muujinaya tacadiyada loo geysto qoysaska muhaajiriinta lagu haysto, iyagoo dalbanaya madax furasho si loo sii daayo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker