Aqoonyahan Soomaali-Kenyan ah Oo Si Adag U Taageeray Soomaaliya

Aqoonyahan Soomaali-Kenyan ah oo si adag u taageeray Soomaaliya kana faaloonaya halkuu ka bilawday khilaafka kenya iyo soomaaliya.

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey wadanka Kenya, kadib markii dowladda Kenya ku ammartay in uu dalkooda degdeg uga soo baxo halka safiirkii soomaaliya u fadhiyey kenyana dib ugu soo laabto Muqdisho.

Xidhiidhka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda gaadhay meeshii ugu xumayd, iyadoo dowladda Kenya oo ku doonaya inay dawladda soomaaliya badeeda ku xadgudubtay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker