Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Warbaahinta la hadlay Kana Warbixiyey Safarka Mdaxweynaha JSL Ee Jabuuti

Wasiirka Warfaafinta, wacyigelinta iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna afhayeenka xukuumadda, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta la hadlay, ayaa dawladda Jabbuuti iyo shacabkoodaba uga mahadceliyey hannaanka walaaltinnimada derisnimada leh ee ay u qaabileen madaxweynaha qaranka Somaliland iyo hab-maamuuska milgaha leh ee ay u sameeyey weftiga madaxweynaha.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker