Wasiir Kaahin oo Tilmaamay Siday Xisbiyada Mucaaradku Gacmahooda Isugu Bireeyeen

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay inaanay xildhibaannada Xisbiga Kulmiye kaga jira Golaha Wakiilladu ku filnayn inay ansixiyaan Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda balse ay ku jiraan oo tirada ansixinta ay buuxiyeen inta badan xildhibaannada labada xisbi mucaarad kaga jira Golaha Wakiillada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker