Midowga islaamka

Marka hore waxaan Salaamaya dad weynah islaamka meel Walba ay joogaan Marka danbe waxaan salaamaya reer Somaliland . Salaan ka dib aduunkan aan maanta joogno waxaa jiraa is baheysii iyo xulufo nooc kasta leh sida midowga yurub iyo midowga NATO iyo ururka Shanghai oo wadamo badan isku kaashadeen ,caalamkan aan joogno waxaa laga maarmaan noqotay in midow wax lagu yahay Marka alle swt waxaan ka baryayaa in ummad nabi Mohamed mideeyo oo hal bilyan Iyo sideed boqol oo milyan meel ka so wada jeesadaan sii xuquuda qofka islaamka ah loo ilaaliyo meel Walba ay joogaan . In kasto adag tahay midow islaami ah oo sunadii iyo shiicadii ay 2 u kala safteen hadana alle swt laga ma quusto .waa ummadii ugu kheerka badneed sidaa ilaahay quraanka inagu sheegay wanaaga farta xumaanta reebta .

Waa bilaah tawfiiq
awale burco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker