” Ciidamada Ilaalada Xeebuhu Ma Waafaqsana Dastuurka Qaranka Ee Ha La Waafajiyo ….” Maxamuud Xareed Rooble

Xildhibaan Maxamuud Xareed Rooble oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay inay jiraan ciidamo kala duwan aan waafaqsanay dastuurka Somaliland isaga oo tusaale u soo qaatay ciidammada ilaalada xeebaha, waxaanu ku baaqay in dastuurka la waafajiyo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker