Daawo:-Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Maaliyada Oo Xikii Kala Wareegay Agaasimihi Hore Ee Wasaaradaasi.

Hargaysa-(OWN)-Agaasimaha cusub ee wasaarada maaliyada Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan ayaa  waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada maaliyada oo uu dhawaan u magacaabey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker