Labo qof oo ku dhawacantay gantaalada Xamas

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa saaka laga maqlayay magaalada Ashkelon ee koonfurta Israa’iil dhawaaqa seeriga, iyadoo gantaalo laga soo ridayo Qaza.

Hadda shaqaalaha gurmadka degdegga ah ayaa sheegay in laba qof la geeyey cusbitaal – nin 60 jir ah oo qaba dhaawacyo firir ah, iyo gabar 40 jir ah.

Dhowr saacadood ka hor, MDA waxay sidoo kale sheegtay inay nin 40 jir ah oo qaba dhaawacyo firir ah u qaadday cusbitaal ku yaal aagga Sderot .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker