Somaliland iyo Calanka tawxiidka
Marka hore waxaan Salaamaya dad weynah reer Somaliland meel Walba ay joogaan Marka danbe na waxaan Salaamaya madaxda qaranka Jamhuriyada Somaliland .
Salaan ka dib waxaan qalinka u so qaatay in aan ka hadlo tawxiidka ku qoran Calanka Somaliland oo xambaarsan micno weyn oo ah la macbuuda bi xaq ilaa allah… kilmada ilaah waa macbuud ama wax la caabudo Marka waa la inkiray macbuud kasta oo allah aheyn (laa ilaah)(ilaa allah) , Mohamed rasuul Allah.
Calankan ha jiro ilaa maalinta akhiro tawxiidka maalinta laga tirtiro ayuun un ba Somaliland loo yaaba .
Waa bilaah tawfiiq
awale burco
cawaale_83@hotmail.com