Fanaan U Dhashay Yemen Oo Mudo Ku Xidhnaa Hargeysa Oo La Sii Daayey

Fannaanka Saalax Carab  ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala Hargeysa oo uu muddo ku xidhnaa, waxaanuu  sheegay in uu u mahadcelinayo shacabka Somaliland balse aanu abaal u hayn Fannaaniinta Somaliland.

Xisbiyada mucaaridka ah ee Waddani iyo UCID ayaa qayb wen ka qaatay soo dayntiisa fanaanka Saalax Carab.

Laba fannaan oo kale oo lala xidhay ayaa weli xabsiga ku jira kuwaas oo u dhashay Somaliland balse fannaankan Saalax Carab ayaa sheegay inuu u dhashay waddanka Yemen.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker