Daawo:-Madaxweynaha Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Guddida Nabadeynta Deegaanka Ceel-Afweyn.

Ceel-afweyn-(OWN)-Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay u hoydey magaalada ceel-Afweyn ee gobolka sanaag, waxaanu halkaa kulamo kala duwan kula yeeshay guddida heer qaran ee ka garnaqeysay diriirtii colaadeed ee ka dhacdey degmada Ceel-Afweyn iyo labadii dhinac ee ay saameysay shaqaaqadaas heshiiska laga gaadhay.Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker