Muuse Biixi Kuwa Hada taagan ee hortiisa lagu boobayo ha joojiyo, waa Buuraha Berbera ee Cumaani Airportka Lacagteedii la cunay Muhnad uu raranayo, & Shirkada ay ka samaysteen, Sacad Cali & Moorgan Dubai ee Investment Com- pany.

Muuse Biixi inuu wixii Wadankan laga dhacay uu gacanta Xukuumada ku soo
celiyo wey fiican tahay, oo ah Airportkii Hargeysa ee Muhnad iska yeeshay ilaa
imikana u socoto Lacagta xaaraanta ee uu ka qaato, & tii Haamaha ee Feedhkii
Ciro intuu ku xoreeyey ee baashe ugu tuuray, uu hadana Daalinkii Siilaanyo
Digreyto & Suuq madaw ku wareejiyey, ee Baarlamaankii diidey uu joojin waayey.
Hadaba, Muuse Biixi hada kuwa socda ha joojiyo, oo ah Labada nin ee Sacad
Cali shire & Moorgan oo Weel ay ku boobaan Hantidii Wadanka ka samaystey
Dubai ee ah Shirkada Investment Company ee ay ku qorteen Magacyadooda ee Sacad Cali shire & Moorgan & tan kale ee Buurihii Saaxil uu guranayo nin
hore u boobay Lacagtii Airportyada ee Wersheda uu ku gurto dhagaxa ay tahay
hantidii laakiin hada uu iska yeeshay waa Ninka Cumaani la yidhaahdaa, ee Daalinkii Siilaanyo Reernimo ugu siiyey inuu Airportka Hantidii Kuweyt bixisey
ee lagu dhisayey uu siiyey Muhnad & Cumaani.
Sidaas Darteed, Muuse biixi waad ku mahadsan tahay inaad Haamihii & Lacag-
tii Airportyada xaqdarada loogu guranayey joojiso, kuwan hada socda ee Shirkada Sacad & moorgan ku samadteen magacooda iyana jooji oo ka saar
meesha & tan hada Buuraha saaxil lagu guranayo, hadii kale xaalkaagu waa is
maqashiin & in Umadu ku yara tidhaa Siilaanyo & Jindagaagay ayuu xoolihii badh ka soo celiyey.
kuwa hortaada hada jooga jooji ee ah Shirkada investment Company ee iska
leeyihiin, Moorgan & Sacad & Buuraha uu Cumaani guranayo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker