Maxkamad Malaysia Ku Taal oo Xukun Adag Ku Xukuntay Nin Aflagaadeeyey slaamka
Warbaahinta gudaha ee dalka malaysia ayaa sheegaya in sabtidii xukun lagu riday Nin Diinta Islaamka iyo Nebigeenna Suuban ee SCW ku aflagaadeeyey Baraha Bulshadda.
Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Maxamed Yazid Kong oo 52-jir ah waxaa la xidhay todobaadkii hore, Maxkamaddu waxay Eedeysanaha ku xukuntay xabsi ka badan 10 oo xadhig ah.
Maxkmaddu waxay ku gacan-saydhay rafcaan uu soo qortay Eedeysanaha oo xukunkiisa ah kii ugu dambeeyey ee la xukumo.
Tirada Muwaadiniinta Malaysia ee lagu helo Xadgudubka Xeerka Ciqaabta ee Sharciga Isgaasiinnta iyo Warbaahinta kale, kaasi oo la saxiixay sannadkii 1998-dii.