Oodweyne News - Latest Somali News Update

Xisbiga Waddani Oo Si Adaga Ula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

“Doodayada Waddani ee doorashadu waxa weeye haddii Madaxweynenimadii, maaliyaddii dalka, maamulkiisii iyo Militarigiisii aanu Muuse Biixi nidhi madaxweyne noogu noqo si doorasho dalka uga dhacdo dadka inoo xaqsooraya ee Komishanka doorashooyinka ah si caddaalad ah inoogu qaybi taas ayuuna madaxweynuhu diidan yahay,” Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi