Khadar Xuseen Cabdi Oo Loo Doortay Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI
Shir weynihii labaad ee Xisbiga WADDANI ayaa Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI ee shanta sanno ee soo socota inuu noqdo loogu doortay khadar Xuseen Cabdi, kaas oo cod aqlabiyad ah loogu doortay.