Gudoomiye C/raxmaan Cirro Oo Gaadhay Dalka Sweden Kana Hadlay Colaada Ceelafweyn

Gudoomiyeaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan  Maxamed Ciro oo Mudo Dalka Dibada uga Maqnaa oo Soo Gaadhay dalka Sweden Ayaa Sheegey Inay Doorkan Nabada Ku Qasbayaan dadka reer Ceel afweyn Isaguna uu Tagi Doono Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker