Daawo:- Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Dacwado Lagu Soo Oogey Telefishanada SAAB Iyo STAR.

Hargaysa-(OWN)-Madaxa xeer ilaalinta Somaliland ee gobalka Maroodi-jee Mawliid  Cabdi Muuse ayaa waxaa uu si rasmi ah u xaqiijiyey in dacwad ay wasaarada warfaafinta Somaliland ka soo gudbisay telefishanada STAR TV  iyo SAAB TV

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in dacwadaas ay u sii gudbiyeen haaya’daha shaqada ku leh ee waaxda danbi baadhista natiijaduna ay dhawaan soo bixi doonto……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker