Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ruqsada Ganacsi Loogala Noqday Ganacsade Ina Geelle Arab

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska JSL Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) oo ka hadlay sababta ruqsada ganacsi loogala noqday Ganacsade Axmed Cismaan  Geelle Arab.

Su’aalihii guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ay weydiiyeen wasiirka wasaaradda ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker