Faysal Cali Waraabe, wuxuu sheegay inay Somaliland Sharci Shaqaynayn, siduu doono yeelo Farmaajo & Xamar uu u tegi karo, Baarlamaan, Maxkamad & Xukuumad toona qaban karin.

Faysal Cali Waraabe Sharci Dastuuriya ayuu jebiyey, oo intuu Farmaajo la
kulmey Somaliland aflaagaadeeyey oo uu Maamul ku sheegay, uu hadana
Hargeysa kaga dhex baanay inaan cidi xidhi karin siduu doono u yeeli
karo, Farmaajo la shiri karo, haduu doono Xamar tegi karo, oo Baarlamaanku
uu yahay Fashil iska fadhiya Baarlamaanka.
Faysal wuxuu Baarlamaanka ku sheegay inay iska fadhiyaan, oo isagu Faysal
intee goor ayuun dhacay, oo uu iska fadhiya oo Sida Baarlamaanku Kuraasida
isaga fadhiyo, oo Faysal isba Xiusbiga Ucid iska haysto oo uu iska fadhiyo.
Sidaas Darteed, Sharciga & Dastuurka Somaliland ku faantaa shaqaynayo, oo
Dawlad Madax Banaan oo Sharci , sawkaa Gudoomiye Faysal sheegay Sharci
shaqayn maayo, Farmaajo waan u doonaynayaa Xaqul-Qalin oo sidaan doono
ugu dawarsanayaa, Somaliland.
Faysal wuxuu ku andacoodey Lacag ayaan Farmaajo ka soo qaadey, beenta
uu ku andacoodey Farmaajo ayaa kuu qaybinayaa, Wasiirkiisa Qorshaynta
ee Jamaal ayaa sida Eeyga idiinku soo tuuraya, ee wuxuu Faysal sido ama uu
isagu soo qaadayana maaha.
Hadaba, ciro Xamar wuu tegayaa, oo Wadani wuu la shirayaa, waayo Faysal
harciga qaban waayey, Cirana qaban maayo, waana Wado furan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker