Xulka Somaliya Oo Guul-daro kala Kulmay Ciyaartii dhexmartay dhigooda Uganda.

Xulk Somalia ayaa Guuldaradii labaad ee Tartanka bariga iyo bartamaha Africa la kulmay kadib markii ay wajaheen xulka Uganda.

 

Uganda  oo ah dalka Sannadkan martigalinayay Ciyaaraha ayaa 2-0 ku badiyay, natiijadan oo ka dhigan inay yihiin Xulka ugu sareeya Group-ka A.

Labada gool ee Soomaaliya lagaga badiyay waxaa dhaliyay Okelo oo Xidha lambarka 10aad ee xulka qaranka Uganda.

Somalia waxaa u Hadhansan  laba kulan o ay Wajihi doonaan Eratria iyo Burundi oo kujira Group-kan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker