Daawo Cabdirashiid Riyo-raaco Oo Loo Doortey Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland + Midkamida Xubnaha Komishanka Oo Doorashadaasi Ku Gacan Saydhay

Hargeysa (own) Cabdirashiid Riyo-raaco Oo Loo Doortey Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland + Midkamida Xubnaha Komishanka Oo Doorashadaasi Ku Gacan Saydhay.

Waan Doorashadaas ku Gacan saydhay mid ka mida Xubnaha GUDIDA Doorashooyinka ee maanta Doortay Xubnahooda Gudoonka, Xubinta ka soo Horjeesatay oo warbaahintu Suaalo ka waydiisay Waxaa uu dareemay iyo Sababta uu U dadafeeyay shirkan iyo Masuuliyiinta lagu doortayba

Halkan hoose ka daawo waraysigaas oo dhamaystiran.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker