Xoolihii Ugu Badnaa Oo Ka Dhoofaya Dekeda Barbera

Berbera(OWN)-  Xoolihii ugu badan oo ku dhow hal milyan iyo badh neef ayaa ka dhoofaya dekedda magaalada Berbera, iyadoo loo iib geenayo Sacuudi Arabiya.

 

Xoolaha Soomalida oo dhowaan loo furay sayladda ugu weyn ee Sacuudiga oo sannadihii hore xayiraadii saarneyd ayaa haatan waxaa dhoofka xooluhu kusoo kordhiyay guud ahaan nolosha dadweynaha miyi iyo magaaloba dhaqdhaqaaq ganacsi oo dad badanina shaqo ka heleen.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker