Xisbiga KULMIYE oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Togdheer

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa magacaabay guddoomiye cusub oo xisbiga u qaabilsanaan doona Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Mudane, Mukhtaar Axmed Cali ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer.
Magacaabistan oo ku soo baxday wareegto uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Dheere waxay u dhignayd sidan hoose:–

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker