Daawo: Barnaamij Laga Diyaariyay Hooyooyin Duruufo Nololeed oo Qalafsan ay Haystaan oo Gurmad Loo Fidiyay ,
Daawo: Barnaamij Laga Diyaariyay Hooyooyin Duruufo Nololeed oo Qalafsan ay Haystaan oo Gurmad Loo Fidiyay ,hooyinkan oo ay haysteen Duruufo Nololeed oo adag ay Dhallinyaro Reer Somaliland ah oo ku Sugan Wadamada Yurub ay Bishan Ramadaan, Soo Caawiyeen