Xukuumada Somaliland Oo Hirgalisey Qalab Lasoconaaya Hirarka Isgaadhsiinta & Adeegyo Hakad Galey Saacdo Kooban

Hargeysa (OWN) Xukuumada Somaliland Ayaa Si Rasmiya U Hirgalisey Qalabka Lasoconaaya Hirarka Isgaadhsiint Dalka Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda isgaadhsiinta iyo tecnoolajiyada ayaa lagu daahfuray qalabka la socodka hirarka isgaadhsiinta ooo markii u horeysay Somaliland laga hirgeliyay.

Qalabkan ayaa meesha ka saaraya shaki badan oo dadweynuhu ka qabbeen waxyeelo ka timaada Taawarada, islamarkaana lagula soconaya shuucaaca Taawaradu sii daayaan, iyo signalada isgaadhsiinta.

Qalabkani Oo Maanta Lagu Daah Furey Xarunta Wasaarada Isgaadhsiinta Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Tanyo Intii Uu Socdey Tijaabadiisa Guud Ahaanba Adeegyada Isgaadhsiinta Ee Caasimadu Ay Hakada Galeen Waxaana Kamid Ahayd Adeegayada SIda Weyn Shacabku Udereemeen Hakadkooda Adeega Zaad
Saacadihii Lasoo Dhaafey Adeega Zaad Xadidaad Culusa Ayaa Saareyd Lamana Ogeyn Sababta Keenta Ciladaha Adeega Maanta Hakiska Ku Noqdey .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker