Daawo: Raiisul wasaare Abbiy oo Dalkiisa Itoobiya oo lagu soo Rogay Xaalad Deg deg ah

Daawo: Raiisul wasaare Abbiy ahmed cali ayaa  Dalkiisa Itoobiya Maanta oo Bisha April ay Tahay 8 Ku soo Rogay Sharciga Afka Qalaad Loo yaqaano ( Marshal low) ama  Xaalad Deg deg ah. Tani waxay daba Socotay ka dib markii Ay Wasaarada Caafimaadka ee dalkaasi ay Xaqiijisay In dadka U soo Dhacay Xanuunka Coronavirus ay Gaadheen 52 Kiis isla markaana ay Geeriyoodeen 2 ka midi , Waxaanay Wasaaradu intaas ku Dartay inay ka Bogsadeen Afar qof

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker