” Maalinta Doorashada Aniga Oo Dhaawac Ah Baan Codeyn Doonaa…” Xil Guuleed Maxamed warsame

” Maalinta Doorashada Aniga Oo Dhaawac Ah Baan Codeyn Doonaa…”  Xildhibaan Guuleed Maxamed warsame oo kasoo baxay gobolka Togdheer ayaa ku dhaawacmay shil uu doraad shil ku galay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera dhexdooda kana tirsan garabka  UCId  ee heshiiyay xisbiga Kulmiye.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker