” 80 Miliion Waxaa Cunay Maxamuud Xaashi , Inta Kalena Madaxweyne Muuse Biixi Baa Ololihii Ku Galay…. ” Ex-Wasiir Baashe Cali Jaamac

Wasiirkii hore ee wasaarada biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa waraysi ku kaga hadlay  lacagta deynta ah ee shalay la sheegay meeshay martay iyo cidda loo tuhunsan yahay inay muqusmaasuqeen .

 

Baashe ayaa sheegay in si gaar ah lacagtaas uu ugu takri falay wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi, waxaana uu intaas raaciyey in qayb ka mida lacagtaas lagu galay olalaha doorashada somaliland uu madaxweyne muuse biixi kusoo baxay 2017-kii.

 

Haklan hoose ka dhagayso waraysigaas oo dhan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker