Raysal wasaaraha Itoobiya oo Cunto u qeybiyay 220 qoys oo madaxtooyada lagu qaabiley

Abiy Ahmed Raysalwasaaraha Itoobiya oo Cunto u qeybiyay 220 qoys oo madaxtooyada lagu qaabiley

Warbixin talaabadan Ku sahabsan oo kasoo baxdey, qasriga madaxtooyada ee dawladda Itoobiya ayaa lagu sheegay, in qoysaskani yihiin kuwa la qiimeeyay in ay kamid yihiin itoobiyaanka, aan awoodi karrin gudaha caasimada Adissababa, in ay awoodi karraan sidii ay u maareyn lahaayeen quutal-daruurigooda.

Geesta kale talaabada uu raashinka ku siiyay Raysalwasaare Aby Ahmed qoysaskani ayaa ah mid uu ku bixinayo sawir ah in itoobiyaanku boqolkiiba sagaashan iyo sagaal haystaan cunadooda quutal-daruuriga u ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker