Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta JSL Oo Gaadhey Magaaladda Oodweyne.

Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali ayaa gaadhey magaaladda Oodweyne ee xarunta gobolka Daad Madheedh.Agaasime Mukhtaar Maxamed Cali ayaa markii uu gaadhey magaaladda Oodweyne waxa uu xadhiga ka jaray xafiiska ololaha ee mid kamid ah murashaxiinta Golaha Wakiiladda Somaliland oo lagu magacaabo Cabdikariim Aadan Cali ,kaas oo gobolka Daad Madheedh uga sharaxan xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker