XUSBIYO QARAN MISE MASIIBO QARAN.

Dastuurka Somaliland ayaaogaalada in dalkalagahirgaliyoururoiyoasxaabsiyaasadeed. Xeer 20 (XeerkaNidamkaUruradaiyoAsxaabtasiyaasadaXeer) ayaaogalanayaqaabdhismeedkaAsxaabtasiyaasada.Hadabaxusbiyada Somalilandwaxaysi cad u jabiyeenqodabobadanooXeer 20. HalkaniwaxaankusoobandhigayaaqodabadaxeerkanieexusbiyadaSomaliland jabiyeen.

  1. a) Qodabka 2aad Qaybaha1 iyo 3, waxuuodhanayaa:

1) Xisbiyada/Ururaduwaa in ay u hogaansanaadanDastuurka, XeerarkadalkaiyohanaankaDimoqraadiyada, waana in aanu wax u dhimayninmidnimadadalka, dhammaanshahadhulahaaneedeeJamhuuriyada Somaliland iyonabadgelyadaguud.

3) Xisbiyada/Ururaduwaa in aanaykusalaysnaynQabiil, lab amadheddigkeliya, amanooc kale ookastaoobulshada kala faquuqaaya.

  1. b) Qodabka 12aad Qaybta 2 waxaanuodhanayaa:

2) Xisbiqaranjagadagudoomiyahaxisbigaumasharixikaroxubinlabaxildoorasho wax ka badan

  1. c) Qodabka 25aad Qaybaha 1, 2 iyo 3. Waxaanayodhanayaa:
  • XisbiyadaQarankaeeDoorashadakuguulaystaawaa in ay kudhaqmaanmaa-mulwanaagiyodimuqraadiyadadhexdooda ah, waana in awooda loo simanyahay, Taladaxisbiganawaa in mar kastalagugo’aanqaataaqaabkauudhigaayoxeerhoosaadku.
  • ShirweynahaXisbiQaranwaxaa la qabanayaa (5) shanti sanohal mar waxaana la baahinayaalixdan (60) maalmood ka hor.
  • ShirkaxisbieeGolahaDhexewaxaa la qabanayaahalkiisanaba marwaxana la baahinayaa 30 casho ka hor,

Haddaba, xusbiyada Somaliland iyaga, oodastuurkaiyoXeerkalaguabuuraybaalmarsanayaymurankoodaiyoyooyootankoodiuuguuldaro u horseedaySomaliland. Siyaasiyiinta Somaliland waxaynoqdeenkuwajiilbajiilka ka danbeeyamuranmacnodaro ah iskuhaysta.Kuwodantadalkaiyodadkaaaneegineedantoodashakhsi ka horeesiiya, dadkaiyodalkanadhib u horseeda.

Maantana, markayiyaguxalgaadhikariwayeen, ayaywaxay la shiryimadeen, in ay dalkakhalkhalgaliyaan, duulanakunoqdannabada ay ummadanimudadheer ka shaqaynayeeniyohantida27 sanosuufkaiyoxanjadaiskugeeyan.

WaxaanInternetka ka akhriyayqoraalay soosareenUrurkaQareemadaSomaliland, oo dib-dhacadoorashadusha u sareenKomishankadoorashooyinka. Masuuliyadakaliyaee saran Komishankawaa in ay wakhtiga la qabanayodoorashadaay cayima. Lakiinhaddiilacagtii, sharcigiilaguqabanayaydoorashadaaynahayninKomishanku, ooislamarkaxusbigaWadaniuukalsoonidii kalanoqday. Siddeeayaymasuuluganoqonkaraandib u dhacadoorashada?

Teeda kale, XusbigaWadaniwaxaauukueedayayKomishanka in ay doorashadaMadaxtooyada wax isdabamariyeen. UrurkaQareemaduwaxayahaydin ay fahmanhaddiicid la eedayo, in ay xaq u leeyihiin in lagucadeeyodanbigagaleen. Calamkuwuxuuiskuracay“Qofkudanbiiloma ah,ilaalaguhelo/cadeeyoinuudanbileyahay(innocent until proven guilty).”Hadaba, ururkaqareenadu wax ahayd in ay fahman, haddiieed loo jeediyoKomishankadoorashadawaa in maxkamadi ka gar naqdo. Si loogucadeeyoqaladka ay galeen, oohaddii ay qaladsameeyan la kala diro, haddiilaguwayana ay shaqadoodaqabsadan, xusbiyaduna la shaqeeyan.

Waxaanmeelaha ka maqlaakuwakubaaqa, mar haddiiKomishankuaynakalsoonidaxusbiyadahaysan in ay is casilan. Kuwasida u hadlayawaxaanqabaa in ay yihiinkuwaxaqiiqda ka fog, ooiskahadlaya. Sideeqofaan wax qaladaoouusameeyaylagucadayniiskucasilayaa?Qofkamarkashaqolagaeryayowaa in caday loo hayoshaqadalagagaeryo, lakiiniskatageama is casil lama yidhaahdo.

XusbigaWadaniguuldaradiidoorashadaMadaxtooyadaka soogadhayayuukuladulkufayKomishankadoorashada. Haddaba, eeda ay u soojeediyeenKomishanka in garteeda la galena ma rabaan, lakiinwaxayiskuqanciyeenin doorashodanbeaynaka qaybgalinhaddiiaan la badalinKomishankani, lagunabadalinkuwalagusooxushaysiday ay iyagu u raban. Taasinaqofkiicaqliwaxaa u arkaa in ay tahay AF-DUUB QARAN (HAJIKING OF THE NATION).

Komishankadoorashooyinku wax ay qaladaama is-daba marina ooysameeyeen ma jiro. Lakiin, xusbiyadamucaaridkuwaxayrabaan in dibloogunoqdosida loo sooxuloKomishankadoorashada, wakhtigiidooda la galilahaana lama joogto. Waayo, shantasanoeeKomishankanisharcigasiiyaywaxuukagaegyahay November 29, 2019. Haddiidoorasho in ay dhacdosanadkasoosacda la doonayoKomishankaniayaaqabanaya.

Mudokordhinwaa Ina-Daan-Wayne. Haddaba, su’aashuwaxaytahaymudointee leg ayaa la kordhinaya? Haddii, XusbigaWadani ka tanaasulo in Komishanka la kala diro, ooybadalkeedaogalaadan in la sameeyogudisaddexdaxusbi ka kooban (oversight committee) oohawlahakomishankuqabanayodusha kala socota, markadoorashadusanadkadanbeayaydhicidoonta (HEY). Haddii kale,waxaynoqondoonta in Komishan kale la sooxulo, uguyaraanlabasanoooGolahaWakiiladaiyoDegankaloogukordhiyo. Taniwaxaynoqondoontaguuldaro u soohoyataydalkaiyodadka Somaliland eenawilayay in labadangoleeefadhiidka ah la badalo.

Hadaba, Komishankabadalidoonayakaniwaa in aynasaddexdaxusbisooxulin. Waayo, Ummada Somaliland umabahnaKomishandoorashoooxusbiyo u kala fadhiya, ooshaqadaqarankani ka rabogudankarin. Sidaadaradeed, Komishankuwaa in ay iskasooxulanururadarayidku. Xusbiyaduna, iyoMadaxwaynuhukalsoonidasiiyan, golahawakiiladaiyoguurtiduna ay ansixiyaan.

Xusbiyadawaxayxaqinooguleeyihiin in aynu u-codayno, lakiin wax kale xaqinoogamalaha. Haddiidoorashadainuudalka ka dhacodiidan, dalka AF-DUUB kumahaysanayaan, eewaa in ururosiyaasadeed la furo. Sidadaradeed, waain la soodhaweeyomooshinkaxubnahaGolahaGuurtidasoojeediyeen.

Lakiinwaa in shuruudahaururadadasiyaasadalagarabowaa in dib-loogunoqdo. Tusaale, waa in urursiyaasadaaanugudoomiyekaliyayeelan, eewaa in 12 gudoomiyeyeeshan. Gudoomiyayaashanioo ka soo kala jeedaBeelahauguwaawaynamadegmooyineedalka, galbeelilaa Bari. HaddiiururkuXusbi u gudbadanauumarkabilkasnaqofgudoomiyenoqdo, intaqofkaasijagadahayanaaanumusharaxmadaxwaynenoqonkarin. Taniwaxayxusbigaka dhigaysaa mid beelamadhawrbeeloodamadegmo/goballahayn.Midakalanawaa in tageerayaashaururkasta u diiwangaliyo, gobalkastan ka haystan 10% dadkacodaynaya, eekardhkacodayntahaysta.

Gaba gabadii, dastuurka Somaliland waxaauudhigayaa in doorashada dib loo dhigikarin, haddiiaanmasiiboqarandhicin. Xusbiyadawaxaaynusamaysanaysiaynuugabaxnoqabyalada. Hadabaxusbiyada Somaliland ka jira lama odhankarowaaxusbiyoqaraneewaaxusbiyoqabiil, iminkanawaxaynoqdanMASIIBO QARAN. Xalwaranawaa in aynu ka gaadhnowaxaaynu ka yeelaynoXusbiyadanqabyaladaiyoku-jiqsiida ka kori la’.

 

SOMALILAND HA NOOLATO!!!!!!!!!!!!!

OMAR A YOUSUF

OAKLAND, CALIFORNIA

Omaryousuf455@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker