Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalo Uu Sheegay In Si Shakhsi iyo Takoor ah Loogu Weerarey

“Horrey ii yidhaahdeen, Barkhad waa Migaan oo waxba baran maayo deyrkaa waan soo dumiyey, horre ayey ii yidhaahdeen Barkhad waa Midgaan oo Xil xukumaddeed qaban maayo oo waan soo qabtay, horrey u yidhaahdeen Barkhad waa Migdaan oo soo Bixi Maayo, reerkooduna Cod malaha , waan soo baxay, oo Waanigaa Golihii dhex Fadhiya ee Xildhibaanka Kiniinkaa Qadhaadhna, ha liqaanoo Berrina Anigoo Madaxweyne ah ayey Arki doonaan” Ayuu yidhi Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun
Nuxurka, Jawaabta Xildhibaan Barkhad ayaa dabasocota hadal uu si badheedhe ah ugu Weerarey Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Maxamed Cali Daarood.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker